Odowaa: “Ma jirto sabab aan hambalyo ugu diro doorasho Cadaalad daro ku timid”

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor). Saddexda ka mid ah musharaxiintii ku mowqifka aheyd Odowaa ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Qoor-qoor, iyagoo sheegay iney u tanaasuleen danaha shacab Galmudug. Odowaa ayaa … Continue reading Odowaa: “Ma jirto sabab aan hambalyo ugu diro doorasho Cadaalad daro ku timid”